WARARKA

Golaha garsoorka maxkamadda Hague oo markale doortay Cabdiqawi

Golaha garsoorka maxkamadda dambiyada caalamiga ee Hague ayaa maanta markale u dooratay xaakimka u dhashay Soomaaliya ee lagu magacaabo Cabdulqawi Axmed Yuusuf inuu kamid...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Qaran Dumis Cumar Cabdirashiid

Amiin Camir ayaa bogiisa waxaa uu maanta kusoo qaatey samey uuka sameeyey reysulwasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid oo in mudo ahba ku mashquulsan...

Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Soomaaliya Cali Maxamuud Cali oo Maanta Geeryoodey

Taliyihii Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Soomaaliya Cali Maxamuud Cali ayaa xalay ku geeryooday magaalada Muqdisho. Alle ha u naxariistee taliyaha ayaa dhawaan xaalad caafimaad daro loo...

Dhegeyso: Wasaarada Gaashaandhiga oo Markii ugu Horeysey Ka Hadashaey Askarta Jidgooyada Sameysato

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay Dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab iyo askarta jid...

Askari Ku Labisan Dareyska Dowlada oo Qof Rayid ah Si Bareer ugu Diley Degmada Afgooye

Warar aynu ka heleyno degmda Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda toogasho ku dilay qof shacab ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img