WARARKA

Dowlada oo soo Bandhigtey Sawirada iyo Magacyada Qaar ka Mid Ah Dadkii Ka Dambeeyey Kharaxii Isgoyska Zoobe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bil kadib soo bandhigtay baaritaan horu dhac ah oo ku saabsan shaqsiyaadka loo qabtay Qaraxii ka dhacay 14-kii bishii October...

Dhegeyso: Wasiirka Maareynta iyo Masiibooyinka Dr Maryan Qaasim oo Xilkeedii Iska Casishey

Waxaa goor dhaw xilkii wasiirka Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya iska casishay Dr Maryan Qaasim, iyadoo noqoneysa Wasiiradii labaad oo is casishay muddo labo bil...

Akhriso: Warsaxaafadeed Kasoo baxay Xafiiska Gudomiyaha Maxkamada sare ee Maamulka koonfur Galbeed

War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegay in qalabkii Maxkamadda Sare Koonfur Galbeed ay ku...

Reysulwasaare Kheyre oo Sheegey in Marnaba Aan Dhexdhexaad laga Noqon Karin Marxalada Dalku Marayo

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeyb gallay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan marnaba dhaxdhaxaad...

Daawo Xildhibaan Cabdifataax Geesey oo Maanta Tegey Magalada Baydhabo

Xildhibaan Cabdifataax Geesey oo ka mid xildhibaanada dowlada federaalka somaliya ayaa maanta tegey magalada baydhabo isagoo sheegey in uu kulamo la qaadan doono dhamaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img