WARARKA

War Deg Deg Ah Kulankii Golaha Wasiirada Xukumada Federaalka ee Maanta Ka Dhici Laha Magalada Baydhaba oo Baaqdey

Shirkii Khamiis laha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ka soconaya magaalada Muqdisho. Waxaa shir guddoominaya ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Ururka Midowga Africa oo Ka Hadley Xaalada Dalka Zimbabwe

Ururka midowga Africa ayaa waxa ay sheegeen in la wareegida ay militariga la waregeen awoodda Zimbabwe ay tahay afgambi. Bayaan uu soo saaray madaxa midowga...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo Amaaney Doorka Dhalinyarada Ka Geysteen Qaraxii Isgoyska Zoobe

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday iney dhalinyarada Soomaaliyeed door muhiim ah ay ka qaateen Horumarka...

Milateriga Zimbaabwe oo La Wareegey Awooda Dalka iyo Robert Mugabe oo Xabsi Guri Laga Dhigey

Madaxweynahii dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu soo warramayaa in xabsi guri la galiyay, kadib markii Militariga ay la waregeen awoodda dalkaas. Dhawaqa hubka culus...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta Booqasho ku Tegey Degmada Baraawe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Cali...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img