WARARKA

Daawo Xildhibaano Ka Tirsan Koonfur Galbeed oo Si Mushaarkooda u Helaan Moshinkii Ka Noqdey ”Yaab”

Xildhibaanada maamulka koonfur galbeed ayaa maalmahanba intooda badan waxaa ay ku mashquulsanayeen sidii mooshin looga soo gudbin lahaa hogaamiyaha maamulkaas Shariif Xasan Sheekh Adan. Shariif...

Daawo: Shacbiga Somaliland oo Maanta u Dareerey Goobaha Codbixinta

Dadweynaha reer Somaliland ayaa hiirtii waaberi u dareeray codeynta doorashadda madaxtooyadda ka dhacaysa Somaliland, taas oo loo qorsheeyey in bisha November 13-keedda ka dhacdo. Guud...

Baarlamanka Dowlafa Federaalka oo Maanta Meel Mariyey Sharciga La Dagaalanka Musuqmasuqa

Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga madaxa -banaan la dagaalanka Musuqmaasuqa kaddib kulan ay ku yeesheen xildhibaannada magaalada...

Dhegeyso: Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka oo Sheegtey In Si Weyn Loo Adkeeyey Amniga Magalada Muqdisho

Wasaaradda amniga dowlada federaalka Somaliya ayaa sheegtay in si wayn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqdisho, iyadoo laga duulayo ka hortagga weeraro Shabaab ay ka...

Dhegeyso: Taliyaha Guutada 60aad ee Ciidamada Madaxtooyada oo Fariin u Direy Ilaalada Madaxtooyada

Taliyaha Guutada 60-aad ee Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya Axmed Maxamed Cali “ Afcadeeye “ ayaa Ciidamada ilaaliya madaxtooyada ugu baaqay iney muujiyaan asluub wanaag iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img