WARARKA

Shirweynaha “Somali Partnership Forum” oo Maalintii Labaad ka socda Magalada Muqdisho

Waxaa maalintii labaad ka socoanaya magaalada Muqdisho shirweynaha “Somali Partnership Forum”, waxaana shirka wajigiisa labaad ee maanta diirada lagu saarayaaa, Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bani’aadanimada...

Madaxweynaha oo Maanta Muqdisho ku Daah Furey Wejigii Labaad Kulan Bishii May Ka Dhacay London

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah furay shirka wajigii labaad kulankii bishii May ee sanadkan ka dhacay magaalada London oo looga...

Dhegayso…Wakiilka KG,UK iyo EU Dr. Cali BAAB “Shariif waxaan isku daynay in aan saxno Laakiin Quus ayaan ka joognaa”

Waxaa maanta isagoo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya wareysi dhinacyo badan taabanaayo aan la yeelanay Wakiilka Maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga...

kulankii Golaha Amniga Qaranka oo Maanta Ka Furmey magalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir guddoomiyey kulankii Golaha Amniga Qaranka ee maanta ka furmey magalada muqdisho kaasoo oo lagu gorfeeyey...

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Maanta Booqdo Saldhigyada Ciidamada ee Magalada Baydhaba

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool ayaa markii ugu horeysay booqday saldhigyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img