WARARKA

Dhegeyso: Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadley Heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa faah faahin ka bixiyay heshiiska ay wada galeen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Madaxweyne Farmaajo ayaa marka...

Akhriso Heshiiskii ay Wada Gaareen Maamulka Gamudug iyo Ahlusuna

Gal-mudug iyo Ahlu Sunna ayaa heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Soomaaliya iyadoo ay goob joog ka ahaayeen...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Warbixiyey Heshiisyo Dowlada Ay la Gashey Dalalka Qadar iyo Mareykanka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka iyo Qatar ay yihiin kuwa...

Xildhibanada dowlada Federaalka ooMaanta Ka Wada hadli Doona Qorshe Howleedka Gudiyada Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa wuxuu ajandihiisa uu yahay Akhrinta iyo...

Akhriso Qaabka Loo Sameeyey Isku Aadka Cayaaraha Maamul Goboleedyada

Waxaa magalada muqdisho kusoo qulqulaya dhammaan cayaartoyda maamul Goboleedyada ee sanadkan ka qeyb galaya tartankan markii labaad lagu qabanayo magalada Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img