Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo...
Waxaa galabta lagu wadaa in Garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadium ay ka dhacdo ciyaar u dhaxeysa xulalka Gobolka Banaadir iyo Jubbaland, taasi oo...
Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga, Dib u heshiisiintii...
Dowladda Britain ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha dalka Soomaaliya.
Munaasabad lagu qabtay Markab kuwa dagaalka ah oo...