WARARKA

Xukuumada Federaalka oo Sheegey In Ay Isku Soo Dhiibeey Ciidamo ka Tirsan Alshabab

Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay is ku soo dhiibeen ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya. Wasiirka...

Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo 8 Xisbi oo Soo Buuxiyey Sharuudihii Xisbinimo Gudoonsiiyey Shahaadooyin

Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho markii ugu horeysay Shahaado Aqoonsi ah ku guddoonsiiyay ilaa 8 Xisbi siyaasadeed. Xisbiyadan la siiyey...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Dalka Dib ugu soo Laabtey

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib ka qeybgalkii caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta...

Wasiirka Gaashandhiga oo Ka Hadley Qorshihiisa Ugu Horeeya ee uu ku Dhaqaaqi Doono

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo todobaadkii hore xilka loo magacaabay ayaa ka hadlay qorshayaashii ugu horeeyay ee...

Daawo Abwaan Mustafa Sheekh oo Fariin u Direy Xildhinada K Galbeed

Abwaan Mustafa Sheekh ayaa waxaa uu fariin u direy xildhibanada koonfur galbeed iyo weliba shacabka koonfur galbeed waxaana uu u sheegey in Shariif Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img