WARARKA

Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo ka Jawaabey Edeyntii Janaraal Caanood

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabellaha hoose, ayaa si kulul u beeniyay hadal ka soo baxay Abaanduulaha ciidamada Xooga dalka Somaliya Jeneraal C/laahi Cali Caanood, kaasi...

Miisaaniyada Sanadka 2018 oo Maanta La Ansixiyey

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018, kaddib markii dood adag ay ka yeesheen Miisaaniyadda oo ay horay u...

Wasiirka Wasaarada Maliyada oo Ka Warbixiyey Heshiisyo Cusub oo uu Soo Galey

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Duaalle Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay safar shaqo oo uu...

Maxaabiis Ku Xernaa Dalka Sechelles oo Maanta Dalka la Keeney

Maxaabistan oo Tiradooda gaareysay Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...

Xukumada oo Cambaareysey Dilkii Loo Geystey Wariye Mohamed Ibraahim Gaaboow oo U Shaqeyn Jirey Kalsan Tv

Dowladda Somaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay Telefishinka Kalsan kaas oo gaarigiisa miino loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img