WARARKA

Mareykanka oo Ka Hadley Sababta Keentey In uu Hakiyo Gargaarkii uu Siin Jirey Ciidamada

Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Dowlada...

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Maanta la kulmey Axmed Madoobe

Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah Jubbaland waxaa kulan gar ah ku yeeshay Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) iyo Madaxweynaha maamulka Jubbaland...

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada oo Ku Dagaalamaya Maalintii Seddexaad Degmada Kaaraan

Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saddexdii cisho ee la dhaafayba ku dagaalamaya qeybo ka mid ah degmada Kaaraan, waxaana la sheegay in...

Alshabab oo Sheegatey Masuuliyada Qarax Ismiidaamin ahaa oo Kal Dhaweyd Ka Dhacay Xarunta Generaal Kaahiye

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerar loo adeegsaday qof Ismiidaamiye ah oo saakay ka dhacay Dugsiga Gen Kaahiye ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka u hadlay Al-shabaab oo...

Mukhaatr Roobow Abuu Mansiir oo Maanta Booqasho Ku tegey Magalada Kismaanyo

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo mudooyinkii ugu danbeeyay safarro kala duwan ku marayay qeybo ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa maanta lagu soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img