WARARKA

Kulan Wadatashi oo Ay Isugu Yimaadeen Waxgaradka Degmada Afgooye oo Lagu Qabtey Magalada Muqdihso

Taariikhda markay aheyd 15.12.2017 waxaa kulan wadatashi isugu yimid qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Degmada Afgoye u matala DFS iyo waxgaradka deegaanka Deg.Afgoye. Mas’uuliyiinta ka...

Cayaartoyda Xulka Kubada Cagta Koonfur Galbeed oo usoo Gudbey Wareega Labaad ee Tartanka

Ciyaartooyada xulalka kubadda cagta Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa wada cayaarey maalintii jimcaha cayaartii ugu danbeeysay ee (Group-ka B), waxaana cayaartii dhex martay labada...

Kalfadhigii Labaad ee Golaha Shacabka oo Maanta Lasoo Xirey

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta soo xiray Kalfadhigii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya. Mudanayaasha Kulankaan Soo xaadiray ayaa waxa ay tiradoodu gaareysaa...

Dhegeyso Khilaafka Soo Kala Dhex Galey Labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka

Iyadoo ay soo if-baxday khilaaf soo kala dhex galay Guddoonka Labada Aqal ee Baaramaanka,kaasoo ka dhashay ka dib markii ay Golaha Shacabka ay Go’aamiyeen...

Wasaarada Gaashaandhiga oo Mareykanka Ka Dalbadey Kordhinta Taageerida Howlka Ka Dhanka Ah Alshabab

Wasaarada Gaashaandhiga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Mareykanka in la kordhiyo taageerada uu u fidiyo Soomaaliya iyo weerarada xagga cirka ee looga horjeedo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img