Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali...
Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awoodaha aan...