WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore Cabdiqaasin Salaad oo ugu Baaqey Mucaaradka Iney Ka Shaqeeyan Nabada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka . Waxaa uu sheegay...

Dhegeyso: Kulankii Gudoonka Golayaasha Sharci Dejinta oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magalada baydhaba

Shirka Guddoonka Golayaasha Sharci dajinta ee Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb...

Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Wejiga2aad Shan Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka(Dhageyso+Sawwiro)

Maamulka degmada Baardheer ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigey wejiga labaad ilaa Afar mashruuc oo la bilaabay in laga hergeliyo degmadan,waxaana...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Isbedel Lagu Sameyn Doono Ciidamada Ku Sugan Gobolka

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay ka maamul ahaan in ay wadaan qorshe lagu bedelayo...

Mareykanka oo Ka Hadley Howlgalo Ay Ka Fuliyeen Gobolka Shabeleha Hoose

Mareykanka ayaa War ka soo saaray gaari yar oo nooca raaxada ah oo habeenkii Khamiista aheyd lagu duqeeyay degaanka Xaawa Cabdi oo ku yaalla...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img