WARARKA Gudiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo Ku Gacan Seyrey Dalabkii Xeer Ilaaliyaha Guud By admin - December 31, 2017 0 179 FacebookTwitter Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Xeerilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan xasanaada lagala noqdo. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)