Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin munaasabada dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna ee lagu qabanayo magaalada Dhuusa-Mareeb...
Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay la wareegeen...