Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay shirkii lagu dhameystirayay heshiiska u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlu suna.
Shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Dowlada...
Culimada Soomaaliyeed ee maalmahanba shirarka uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen waxyaabaha uu ku...