WARARKA

Khadiija Cabdullahi Daleys oo Xaley Ku Geeryotey Magalada Toronto ee Canada

Waxaa dalka Canada magaalada Toronto habeenkii xaley ku geeriyootay Allaha u naxariistee Fanaanaddii Weyneyd ee Hobolada Waabari Qadiijo C/llaahi Daleys. Fanaanadan ayaa muddooyinkii u dambeeyay...

Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Xukumada Ku Eedeyey Iney Colaad Maleegayaan

Wasiirka wasaarada arimaha gudahah ee maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku edeyey inu colaad ka hurinayo...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliska Degmada Afgooye oo Ka Hadley Dilalka Ka Dhaca Degmada

Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Cusmaan Mursal ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ciidamada Booliska ay halkaasi ka sameeyeen Saacaddihii...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow Gaaray Magaalada Gaalkacyo. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Magaalada Gaalkacyo kusoo...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Is Qabqabsiga Siyaasadeed uu Carqalad Ku Yahay Horumarka Dalka

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada Boosaaso ayaa soo hadal qaaday is qabqabsiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img