Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa amray in la joojiyo dhismaha ka socda dhulka ka soo...
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa isa soo tarayay warar sheegaya in magaalada Kismaayo ay ka jirto xiisad ka dhalatay xildhibaan dhawaan xabsiga la dhigay, kaddib...
Munaasabad lagu wacyi-gelinayay Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo ku aadan isticmaalka muqaadaraadka iyo sidii ay hab dhaqanka bulshada u wanaajin lahaayeen ayaa maanta...