WARARKA

Ciidamada Nabadsugida Iyo Boliiska oo Xaley Howlgalo Ka Fuliyey Degmada Hodon

Ciidmaada Amaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay inta badan xaafaddaha ay ka kooban tahay degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Howlgalkan...

Qaraxyo Maanta Ka Dhacay Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in goor dhaw oo maanta ah halkaasi ka dhaceen Qaraxyo is xig xigay oo...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Fariin u Direy Dadka Wadooyinka Dhisanaya

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in tilaabo adag laga qaadi doono dadka doonaya in ay dhacaan hantidda danta guud ee...

Dulmiga Mirifle Ma Haday kusoo Baraarugeen Digileydii Shabelaha hoose?!

Waxaan inaba muran ka taagneyn Walaaltinimada inta ku abtirsata Qawmiyada Digil iyo Mirifle,Iyadoo aan taasi hoosta ka xariiqayno ayaa hadana dhanka kale waxaa jira...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Ku Ridey Eedeysanayaashii Ka Dambeeyey Qaraxii Zoobe

Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan ku riday eedeysanayaal lala xiriirinayay Qaraxii 14kii October ee sanadkii hore ee ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img