WARARKA

Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaadey Saldhig Ciidamada Amisom Ku Leeyihiin Gobolka Shabelaha Hoose

Dagaalyahano ka tirsan Al- Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar dhawr jiho ah ku qaadeen Saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka...

War Deg-Deg ah:Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Xil kaqaadis loo Diyaariyay kadib kolkii…..

Warar lagu kalsoonaan karo oo aynu ka kala helnay magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in Madaxweynaha Maamulka KoonfurGalbeed Shariif Xasan Sheekh...

Tahriibayaal u Dhashey Dalalka Pakistaan iyo Liibiya oo Ku Dhintey Xeebaha Dalka Liibiya

Hay’adda qaxootiga ee Qaramadda Midoobay ayaa sheegtay in Muhaajiriin badan laga cabsi qabo in ay ku dhinteen badda kaddib markii doontii ay saarnaayeen ay...

Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Golle oo Mar Kale Ka Hadley Weerarkii Gurigiisa Lagu Soo Qaaday

Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Golle ee Baarlamaanka Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga...

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee UK oo Soo Daweeyey Go,aankii Odayaasha Iyo Waxgaradka Shabelaha Hoose

Jaalliyadda K/galbeed ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee wadanka UK ayaa isugu yimid kullan ay ku Ayidaayeen kullankii ka dhacay Magaalada Muqdishow oo ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img