Laba nin oo ka tirsan horjoogeyaasha Al-Shabaab ayaa lagu daray liiska dadka la baadi goobayo ee ka tirsan kooxda sidaasi waxaa sheegtay waaxda arrimaha...
Dowladda Kenya ayaa ka codsaneyso Qarammada Midoobay inay ka laabato qorshaha ay ku dooneyso dhimista ciidammada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM oo kuwa...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan...