WARARKA

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya oo Amaro Cusub Kusoo Rogtey Diyaradaha Isticmala Garoonka Aadan Cade

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya ayaa amaro cusub ku soo rogay shirkadaha duulimaadyada ee ka howl gala Garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Salaad...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Maanta la Kulmey Kaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass...

Doorashada baarlamaanka Jabuuti oo lagu dhawaaqay

Natiijada rasmiga ah ee doorashada baarlamaanka Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay, xilli in muddo ah dood ay ka taagneyd qaabka ay u dhacday doorashada. Horey waxaa...

Muuse Biixi oo sheegay in Kheyre uu iclaamiyay dagaal

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in hadalka reysul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee ku aaddanaa heshiiska dekedda Barbera uu yahay...

50 milyan oo euro oo Jarmalka ugu deeqaya Soomaaliya

Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in 50 milyan oo euro oo u dhigantay inkabadan 60 milyan oo dollarka Mareykanka ah ay ugu deeqeyso Soomaaliya si...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img