WARARKA

Daawo: Baarlamaanka Maamulka Somaliland oo Ka Hor Yimid Heshiiska DP World Suaalo Badana Ka Keeney

Xildhibanada baarlamaanka maamulka somaliland ayaa kasoo horjeestey heshiis 3 geesood ahaa oo ay dhawaan wada saxiixdeen maamulka somaliland itoobiya iyo shirkakada Dp World https://www.youtube.com/watch?v=ynDCJJLJuwo

Madaxweyne Farmaajo oo Sheegey Inuu Wax Ka Qaban Doono Eedeymaha Kasoo Gaaraya Hey’adaha Garsoorka

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay soo gaarayeen dacwado iyo cabasho uga imanayay Maxkamadaha iyo Garsoorka dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay...

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Oo Digniin u Direy Shirkadaha Ajnabiga

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo Khudbad ka horjeedinaayay labada Gole ee Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u jeediyay Shirkaddaha Shisheeye ee doonaayo in ay...

GUdoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya oo ka Hadley Hishiiska Lagu Dhisi Doono Villa Hargeysa iyo Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay heshiis cusub oo ay la saxiixdeen dowladda Turkiga kaas oo...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Furey Kalfadhigii 3aad ee Labada Aqal

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga 3-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanla Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa halkaasi ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img