WARARKA

Xildhibanada Aqalka Sare oo Gudi u Saarey Weerarkii Guriga Xildhibaan Cabdi Qeybdiid

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Qodob ku aadan Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid December...

Wasaarada Amniga Dowlada Federaalka Somaliya oo Digniin u Dirtey Ganacsatada Magalada Muqdisho

Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan oo warbaahinta kula Magaalada Muqdisho ayaa digniin culus u diray Ganacsatadda Soomaaliyeed oo uu sheegay in qaarkood...

Xildhibanada Aqalka Sare oo Maanta Ka Doodi Doona Arimaha Dp World

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koowaad ku yeelanayo xarunta ay ku shiraan ee magaladda Muqdisho sida qaar ka...

Reysulwasaare Ku Xigeenka Dalka Somaliya oo Maanta La Kulmey Reysulwasaraha Dalka India

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada New Dalhi ee dalka India kulan gaar ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka...

Xildhibanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Soo Saaray Xeer Dp World Looga Mamnuucayo Dalka Somaliya

Xildhibanada dowlada federaalka somaliya oo maanta kulan ku yeeshey xarunta golaha shacabka ayaa waxaa ay soo saareen xeer la magac baxay xeer dhowraya gobannimada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img