WARARKA

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Ka Hadley Moshinkii Laga Keenay Maalinti Shaley

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Mooshinkii maalintii shaley ay ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka. Guddoomiye...

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo Sheegey Inuu Burburey Moshinkii La Dhanka Ahaa Gudomiyaha Baarlamanka

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa sheegay in mooshinkii laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu ku...

Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Dagaalo Ka Socda Deegaanka Dudumaale ee Gobolka Bakool

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray deegaanno hoostaga gobolka Bakool, gaar ahaan deegaanka...

Mooshin uu Gadaal Ka Riixaayo Shariif Xasan oo Laga Keeney Gudomiyaha Baarlamaanka

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo tiradoodu gaarey 76 ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari u gudbiyay guddoomiye...

Daawo Sawir u Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Shariif Xasan

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumaayo caburinta uu shariif xasan ku hayo salaadiinta kasoo jeeda gobolka shabelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img