WARARKA

Dhegeyso Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xildhibanada Qaarkood

Gudoomiyaha Maxkamada ee Gobolka Banaadir Dr Aweys Sheekh Cabdulaahi oo maanta ka qeybgalay aqoon kororsi loo qabtay laamaha amaanka, xubno ka socday degmooyinka gobolka...

Reysulwasaraha Xukuumada Federaalka oo la Kulmey Gudiga Amaanka iyo Siyaasada ee Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Guddida ammaanka iyo siyaasadda ee Midowga Yurub (EU PSC). Ra’iisal Wasaaruhu waxa uu u...

Xukuumada oo Hal Milyan oo Doolar ugu Deeqday Gudiga Fatahaada

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowlada federaalka somaliya Mahdi Mohamed Guuleed ayaa shaaciyay in Xukuumaddu ay taakulaynta iyo Gurmadka Qaran ee dadka ay saameeyeen fatahaaduhu...

Kulan Loga Hadlaayo Arimaha Somaliya oo Ka Furmey Magaalada Brussels.

Kulan looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa ka furmay Xarunta Midowga Europe ee Magaalada Brussels. Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali...

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya oo u Hambalyeeyey Gudomiyaha Cusub

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan soomaaliya Ambassador Micheal Keating ayaa hambalyo waxaa uu udiray afhayeenka cusub ee Golaha shacabka, kaa oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img