WARARKA

Ciid Mubaarak Dhamaan Umada Somaliyeed Meel Walba oo aad Joogtaan

Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan hambalyada ciida ah u dirayaan dhamaan shacabka somaaliyeed meel walba oo ay joogaan, Waxaana idiin leenahay ciid wanaagsan ilaahayna...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Shacabka Somaliyeed u Direy Hambalyada Ciida

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga...

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ciidamo Ka Tirsanaa Xerada Genelar Gordan

Xafiiska xeer illaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku soo eedeeyay 15-shaqsi oo ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka mid...

General Gorod oo Sheegey In Dhawaan ay Jubooyinka Ka Bilaaban Doonaan Dagaalo Ka Dhan Ah Alshabab

Taliska Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in dhawaan uu bilaabanayo dagaal xoogaga ururka Al-shabaab looga saarayo qeybaha ay ka joogaan Jubbooyinka. General...

Mid Ka Mid Ah Ergadii Wax Kasoo Dooratay Xildhibanada kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Xaley Lagu Diley Magalada Muqdisho

Mid ka mid ah Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya soo xushay oo lagu magacaabi jirey Xasan Cali Ibraahim (Gaadaay) ayaa xalay fiidkii lagu dilay degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img