WARARKA

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Xaley Kulan La Qaatay Dalada Culumada Somaliyeed

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay la kulmay dalladaha ay ku midaysan yihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta in...

Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaaday Fariismo Ay Ku Sugnaayeen Ciidanka Dowlada

Ciidamo ka tirsan xarakada alshabab ayaa habeenkii xaley waxaa ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ku lahaayeen degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay. Saraakiil ka...

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Shacabka ugu Baaqay Iney u Dulkhaataan Wadooyimka Xiran

Maalmihii la soo dhaafay waxaa xirnaa isku-socodka Wadooyinka qaar ee Muqdisho taas oo loo diidayey in ay Gaadiidka isticmaalaan,waxana cabasho ka muujiyey Shacabka ku...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka Belgium

Madaxweynaha dowladaFederaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka dowlada Belgium ay u soo dirsatay Soomaaliya Mudane Nicolas Nihon. Nihon oo...

Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulan looga hadlaayay Amaanka degaanka Tukaraq ee gobolka Sool waxaa uu la qaatay wakiilka Qaramada Midoobey u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img