WARARKA

Wafdi uu Hogaaminaayo Reysulwasaare Kheyre oo Saaka u Kicitamey Dalka Norwey

Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka aroortii ka Ambabaxay Magaalada Muqdisho, isaga oo kusii jeeda Norway. Reysulwasaare Kheyre iyo Wafdigiisa ayaa...

Daawo:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Reysulwasaraha Itoobiya oo Shir Jaraaid Wada Qabtey

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa kulan uu la qaatay madaxweynaha Soomaaliya kaddib labada mas’uul waxaa ay...

Reysulwasare Kheyre oo Shacabka Magalada Muqdisho Kula Dardaarmey Iney Kala Shaqeeyaan Sugida Amniga

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in ay sii soconayaan qorshayaasha amniga caasimada lagu sugayo ee la dejiyay bisha Ramadaan. Waxa...

Reysulwasaraha Dalka Itoobiya oo Booqasho Ku Yimid Dalka Somaliya

Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarada siday wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed,oo markii...

Daawo Sidii Shalay Looga Ciiday Mid Ka Mid Ah Masaajiyada Magalada Toronto ee Dalka Canada

Muslimiin badan ayaa shaleyto ku tukaday salaada ciidul fitriga Masjid Taariq oo ka mid ah masjidyada ugu waaweyn Magalada Toronto bal nala daawada sida...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img