WARARKA

Milkiilaha Maamulka koonfur Galbeed oo Qorshe Halis ah u Degey Xildhibanada Mamulkaas.

Milkiilaha maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan sheekh Aadan ayaa labadii bileed ee lasoo dhaafay bilaabay in uu si toos ah mushaaraadkooda u siiyo xildhibaanada...

Habacsananta Siyasiyiinta Somaliyeed Iyo Hamiga Itoobiya oo Meel Fog Gaaray

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo maalin kahor booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa markii uu dib ugu laabtay dalkiisa waxa uu...

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Ka Warbixiyey Heshiiskii Ay Wada Galeen Itoobiya Iyo Somaliya

Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixisay heshiiskii dhaxmaray dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya kaddib socdaalkii uu maalin ka hor...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku Dhawaaqi Doona Wasiiro Cusub

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Gole Wasiiro sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin...

Duqeyn Ka Dhacdey Deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo

Warar aynu ka helney degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi duqeyn xooggan ay ka geysteen ciidamada dowladda Kenya. Diyaaradaha dagaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img