WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Xukun Dil Ah Ku Riday Xidigle Mowliid Cali Cabdi

Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta Maxkamadda Ciidamada hor keenay dacwad ka dhan ah Xidigle ciidanka Xoogga Dalka Mowliid Cali Cabdi oo...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo Ka Warbixyey Howlgalo ay Ka Wadaan Deegaanada Maamulka Ka Arimiyo

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo faah faahin ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle ayaa sheegay...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Markii ugu Horeysan ka Hadley Heshiiska Itoobiya

Madaxeynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi siinayay TV-ga dowladda ayaa ka warbixiyey qorsheyaasha horumarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku tallaabsatay...

Somaliya oo Maanta Gudbisay Jawaab Celinta Dacwada Bada ee Maxkamada Caalamiga ee Hegue

Dowlada Soomaaliya ayaa maanta gudbisey dukumenti ay uga jawaabeysey eeddo cusub oo ay ku soo dartey jawaabteedii ugu danbeysey ee dacwada bada ee Kenya...

Magaalada Oslo ee Dalka Norway oo Maanta Ka Furmey Shirka Dejinta Xasaradaha Caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img