WARARKA

Dowlada itoobiya oo beenisey guulo ay alshabab ka sheegayay dagaalo ka dhacay gobolka bakool

Dowladda Itoobiya ayaa beenisay guulo kooxda Al-shabaab ay ka sheegatay dagaal Shalay galinkii hore ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa Al-shabaab deegaano ka tirsan gobolka...

Wasiirka amniga maamulka galmudug oo ka hadley xaalada madaxeyne qoor qoor

Wasiirka amniga gudaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Aadan (Madoobe) oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ah ee VOA ayaa ka hadlay xaaladda madaxweynaha...

Duqeymo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka galgaduud

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn xoogan oo saaka aroortii hore diyaarado dagaal ay ka gaysteen qaybo kamid ah gobolka...

Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka oo sheegey iney baydhabo lug ku geli doonaan hadii hawada laga xerto

Guddoomihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, ayaa sheegay inuu Baydhabo lug ku gali doono haddii madaxweyne Lafta Gareen uu isku dayo...

Wasiirka gaashaandhiga oo ugu baaqay shacabkii ka barakacay deeganada laga xoreeyey alshabab iney dib ugu soo laabtaan deegaanadooda

Wasiirka difaaca xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka, gaar ahaan deegaanka Ceel-la helay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img