WARARKA

Reysulwasaare xamsa oo kulan la qaatey xoghayaha arimaha dibada mareykanka

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qeyb galaya shirka guud ee Golaha loo dhan...

Xasan Jaamici oo wasiirka gaashaandhiga ka difaacey eedeymo ay jeedinayaan kooxo diidan la dagalanka alshabab

Taliyihii hore ee qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Xasan Jaamici ayaa wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka ka difaacay eedeymo culus oo shacabka, ciidanka iyo...

Dowlada ingiriiska oo somaliya ugu deeqdey 5 milyan oo gini

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taasi oo loo...

Maxkamada ciidamada qalab-sida oo xukun dil ah ku fulisey askari dil horey ugu xukunaa

Maxkamadda ciidamada qalabka sida, qaybta 21-aad ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada milatariga, kaas oo 16-kii bishaan toogasho...

Midowga africa oo walaac ka muujiyey dhimista ciidamada atmis ee somaliya

Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img