WARARKA

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey heshiiyo ay dowlada la gashey dalalka sacuudiga iyo koonfur africa

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ee golaha wasiirada, kaas oo looga arrimo xasaasi ah, laguna ansixiyay...

Kulankii golaha musharixiinta koonfur galbeed oo lagu soo gabagabeeyey magalada neyroobi

Waxaa magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyey shir maalmihii lasoo dhaafay uga socday musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha maamulka goboleedka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta ka...

Gudoomiyaha gobolka mudug oo sheegay iney ku daba joogaan shaqsigii dilka u geystey dhaqtar ka howlgeli jirey magalada gaalkacyo

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, Feysal Sheikh Cali (Jife jabsade) ayaa sheegay inay ku raad joogaan dadkii ka dambeeyay dilka dhaqtar caan ah...

Ciidamada dowlada oo ku wajahan deegaanka waxbo ee gobolka galgaduud

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa lagu soo waramaya iney kaabiga ku hayaan deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud. Ciidamadaan oo aad...

somaliya oolaga hirgelin doono mashruuca adeegyada deg dega oo ku kici doonta 11.4 milyan

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa daah-furtay mashruuc cusub oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo adeegyada degdegga ah ee caafimaadka ee isbitaallada heer...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img