WARARKA

Akhriso Warmurtiyeed Ay Si Wadajir ah u Saareen Wasiirada Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada

Wasaaradaha Kalluumeysiga maamul goboleedyada dalka ayaa joojiyay wada shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga dowladda Federaalka Soomaaliya. Shir ay isugu yimaadeen magaalada Kismaayo Wasiiradda Wasaaradaha...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Dalka Qadar u Fadhiya Somaliya

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya Amb. Xasan Xamza. Kulanka waxaa loogu hadlay xoojinta...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo La Kulmay Micheal Keating.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed ayaa kulan gaar ah magaalada Brussels kula yeeshay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Amb....

Kulan looga Hadlayey Arimaha Somaliya oo Maanta Ka Furmey Magaalada Brussels

Magaalada Brussels ayaa maanta waxaa ka furmey shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkaan ka qeyb galay dad ka badan 82 qof oo xilal...

Taliyaha Ciidanka Nabadsugida oo Maanta Shaqada Ka Joojiyey Laba Sarkaal

Warqad Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska agaasimaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay laba sarkaal oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img