WARARKA

Qaar Ka Tirsan Warbahinada Ka Howlgala Magalada Muqdisho oo Iska Qora Wax Eysan Hubsan

Qaar ka tirsan warbahinada ka howlgala magalada muqdisho ayaa maanta waxaa ay qoreen arin been abuur ah oo ay kasoo min guuriyeen websidyo kale...

Wasiirka Amniga oo Edeyn iyo Dhaliil Usoo Jeediyey Siyasiyiinta Iyo Shacabka Ka Qeyliya Wadooyinka Xiran

Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay dadka Shacabka iyo Siyaasiyiinta isugu jira ,kuwaasoo dhaliila xirnaanshaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho. Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa...

Maqaal: Xaajo Daamo la Qabto Malaha ee Dabo la Qabto ayey Leedahay !!

Waa xikmad oo leh murti mug weyn misana aan u doortey inaan cinwaan uga dhigo qoraal aan rabo inaan la wadaago qeybaha kala duwan...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Inaalilaahi wa ina ileyhi raajicuun bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Guudle Maxamed...

Akhriso: Qoraal Lagaga soo Horjeedo Shariif Xasan oo ay Soo Saareen Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed

Kulan ay iskugu yimaadeen waxgaradka iyo siyaasiyiinta koonfru galbeed ayaa waxaa ay soo saareen war murtiyeed xasaasi ah oo ku saabsan doorashada dhawaan la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img