WARARKA

Dagaalka u Dhexeeya Somaliland iyo Puntland oo Dib U Bilowday Deegaanka Tukaraq

Wararka aynu ka heleyno degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi Saacaddihii lasoo dhaafay ay Madaafiic isku weydaarsadeen ciidamada maamulada Somaliland iyo...

Dowlada Qadar oo Beesha Caalamka ugu Baaqday In La Ilaaliyo Madaxbananida Dalka Somaliya

Dowladda Qatar ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay ka qeyb qaataan xal u helidda xiisadaha ka jira dalka Soomaaliya iyo ilaalinta madax banaanida dalka...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ka Hadley Wadahadalada Somaliya iyo Somaliland

Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda dhexe ku dhaliilay hanaanka ay u wajaheyso wada hadalada Somaliland. Gaas ayaa sheegay in Muuse...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Brussells Kula Kulmay Feysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif Galeyr.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa magaalada Brussels kula kulmay Guddoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe iyo Hoggaamiyaha Khaatuma Cali Khaliif...

Beesha Caalamka oo Sheegay In Somaliya Ay Ku Taageeri Doonto 200 Milyan Euro

Beesha Caalamka ayaa ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya ay ku taageeri doonto lacag dhan 200 milyan euro si wax looga qabto dhaqaallaha, Amniga iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img