WARARKA

Akhriso Qodobadii Kasoo Baxay Kulankii Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Kuwa Maamul Goboleedyada

Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Maamul Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga soo saaray war murtiyeed...

Gudiga Difaaca Baarlamaanka oo Ka Shirey Tacdiyaadka Ka Socda Gobolka Shabelaha hoose

Guddiga difaaca ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maxkamad la soo taagayo sharcigana la waafajinayo saraakiishii ku lug lahayd kufsiga...

Qaramada Midoobey oo Sheegtey Iney Dib u Dejin Ku Sameyn Doonto Somalida Ku Jirta Xeryaha Qaxootiga

Inka badan 1 Milyan oo Soomaali ah ayaa ku barakacay meel ka baxsan Soomaaliya iyaga oo isugu jira magan galyo doon iyo qaxooti, waxaana...

Wefdi uu Hogaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey oo Maanta Gaaray Magalada Gaalkacyo

Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa maanta booqasho ku tegey magalada gaalkacyo. Micheal Keating ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey...

Wadooyinkii Xernaa Magalada Muqdishoo oo Maanta Dib Loo Furey

Inta badan Isgoysyada muhiimka ah ee ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa saaka laga qaaday Ciidamadii ka tirsanaa xasilinta ee Bilihii ugu dambeeyay ee halkaasi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img