WARARKA

Madaxaweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska

Madaxweynaha Dowlada Federeaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska. Madaxweynaha iyo Xoghayaha ayaa waxa ay ka wada...

Reysulwasaare Kheyre oo Sheegay In Xiligii Kala Guurka Ay Meel Fiican Mareyso

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo isaga oo ku sugan Garoowe la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC da ayaa sheegay...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Isku Raacay In Dib Loo Dhigo Dhimista Ciidamada Amisom

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in dib loo dhigo dhismista iyo yareynta ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ee dowladda Soomaaliya ka...

Wasiirka Wasarada Warfaafinta oo Ka Hadley Kulan Dhex Marey Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda ONLF

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa faah faahin ka bixiyey kulankii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda ONLF ku dhexmaray Magaalada Asmara. Wasiirka...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Xaley Ku Dagaalamay Degmada Afgooye

Xoogag hubaysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii waxa ay weerar ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img