WARARKA

Dowalada oo Faahfaahin Dheeri Ah Ka Bixisay Howlwadeeno Ka Tirsanaa Dekada oo Shalay La Xiray

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay xariga 10 xubnood oo ka tirsanaa howlwadeennadii dekedda Muqdisho oo ku eedeysan musuq-maasuq iyo...

Xoghayihii Hore ee Qaramada Midoobay Kofi Anan oo Geeryooday

Kofi Annan, oo ahaa xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, oo ku guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize ee hawlaha bani’aadamnimada, ayaa maalintii shaley geeriyooday isagoo...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Lataliye u Magacaabay Teliye Xigeenkii Hore ee Nisa ee Shaqada Laga Eryey

Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh ayaa lataliye sare oo ka tirsan xafiiskiisa u magacaabay Taliye ku xigeenkii Hay’adda NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ee...

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Gaaray Jabuuti

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweyd ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka...

Akhriso Reeraha Ay Kasoo Jeedaan Taliyeyaasha Cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo Maanta Magacaabay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img