WARARKA

Waxgaradka Gobolka Shabelaha Hoose oo ku Dhawaaqay Gole Ay Ku Mideysan Yihiin

Shirar in mudo ah is daba socday oo qadka telfoonka ku wadayeelanayeen jaaliyadaha kasoo jeeda gobolka shabelaha hose ee ku nool Mareykanka, Canada, Ingiriiska,...

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynihii Hore oo Maanta Ku Kulmay Dalka Turkiga Magalada Ankara

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka kadib Xasan...

Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta Taagan Carafa Si Ay u Gutaan Waajibaadka Xajka

Xujeyda ayaa saakay ka soo ambabaxay degaanka Mina iyaga oo u soo jiheystay degaanka Carafo, halkaasi oo muslimiinta ku gudanayaan mid ka mid ah...

Ciidamo uu Hogaaminaayo Generaal Caanood oo Maanta Gaaray Magalada Marka

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay la wareegeen inta badan Xaafaddaha Magaalada...

Aqriso: Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasarada Waxbarada Cabdullahi Goodax Bare

Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadama dhawaan lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img