WARARKA

Ul Toosan oo Tubta Taallo wixii loogu Tagay Ayeey Qabtaa

Kadib wararkii ka soo yeeray Malaaq Xasan Shure iyadoo ay hareero fadhiyaan Xildhibaano koonfur galbeed u matala Baarlamaanka Federaalka & midka koonfur galbeed, kuwaasi...

Xukuumada Somaliya oo Loogu Baaqay Inay Ka Hortagto Xadgudubka Loo Geysto Shacabka

Warbixin cusub ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxa ay ku talisay in laga faa’ideysto horumarka muhiimka ah ee geedi socodka nabadda, islamarkaana aanay...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Ciidamada Ku Amray Iney Ilaaliyaan Xuquuqda Shacabka

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen C/wali Xuseen Jaamac "Gorod" ayaa ku amray Ciidamada xoogga dalka in ay ilaaliyaan Xeerarka Caalamiga ah ee ilaalinta...

Dhegeyso: Kulan Ay Yeesheen Qurbo Joogta Gobolka Shabelaha Hoose oo Looga Hadley Xalada Gobolka

kulan ay isugu yimaadeen qurbo joogta gobolka shabelaha hoose oo maalintii shaley la qabtey ayaa waxaa diirada lagu saaray dhibaatooyiinka ka taagan gobolka shabelaha...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Eritrea oo Maanta Booqasho Ku Yimid Magalada Muqdisho

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka soo degtay diyaarad siday Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda dalka Eritrea Mudane Cusmaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img