WARARKA

Turkiga oo Ku Hanjabtey Iney Joojin Doonta Ku Ganacsiga Lacagta Doolarka

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku hanjabay in uu dhagaha ka fureysanayo handadaadda uga imaanaysa Mareykanka ee ku saasban xariga baadari Ameericaan...

Shir ay yeelatay beesha Bagadi oo loogu hadlay aayaha Beesha.

Kulan ay yeesheen waxgaradka, aqoonyahana iyo dhalinta beesha Bagadi oo loogu hadlaayay aayaha Beeshe iyo deegaanada ay dagaan. Kulankaan oo ay soo qabanqaabiyeen Begedi Council...

Shaqaale Ka Tisan Hey’ada Bisha Cas oo Lagu Afduubtay Duleedka Magalada Baydhaba

Shaqaale ka tirsan hay’adda Bisha Cas ayaa lagu waramayaa in dabley loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin xogaga Al-shabaab ku qafaasheen gobolka Baay. Shaqaalahan...

Dib u Dhis Lagu Bilaabay Buundo Ku Taala Magalada Kismaanyo oo ay Al Alshabab Horey u Burburisay

Buundo aad muhiim ugu eheyd isku socodka magalada kisimaanyo iyo tuulooyinka oo aay horey u burburiyeen xarakada alshabab ayaa maanta lagu bilaabay dib u...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Magacaabay Garsoorayaan Qaar Kalana Xilka Ka Qaaday

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, kadib soojeedin ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img