WARARKA

Muuse Biixi oo Shacabka Somaliland Ka Codsadey In Lasoo Dhaweeyo Dadka Kasoo Barakacay Dagalada Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xiisada ka taagan degaanada dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya, Dagaaladaasi oo geystey khasaare kala duwan...

Xaalada Magalada Jigjiga oo Maanta ah Mid Degan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka Xaaladda Magaaladaasi ay degan tahay. Goobaha ganacsiga ayaa dib u...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Gaaray Magalada Khartuun

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan si ay...

Ciidanka Dowlada oo Rag Hubeysan Ku Toogtey Magalada Muqdisho

Warar aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in meel aan sidaa uga fogeyn Seybiyaanno ay ciidamada dowada ku toogteen rag la socdey gaari...

Reysulwasaraha oo Maacaabay Wasiiro Buuxiya Boosaskii Banaanaa

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaweyd magacaabay tiro wasiiro ah isaga oo buuxiyay boosaskii horay uga bannaanaa xukuumadda. 1- Cabdullaahi Goodax...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img