WARARKA

Dagaalo xalay Ka Dhacay Deegaanka Doynuunaay ee Gobolka Baay

Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Daynuunay ee Gobolka Bay ayaa waxa ay sheegayaan Dagaalyahano ka tirsan Shabaab in ay dagaal culus ku qaadeen saldhig...

Dhegeyso Aadan Saransoor oo Shariif Xasan iyo Maamulkiisa Ku Eedeeyey Liiska Gudiga Doorashooyinka oo ay si Qarsoodi Ah u Sameysten

Waxaa Dhawaan la filayaa inay ka qabsoonto Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay Doorashada Madaxweynaha Cusub Ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Aadan Maxamed Nuur (Saran Soor)...

Reysulwasaare Abiy Axmed oo La Kulmay Odayaasha Deeganka Somalida

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Maanta Caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa waxa uu kula kulmay hoggaanka Siyaasada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,waxgarad iyo mas’uuliyiin...

War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Agagaarka Wasarada Gaashaandhiga

Qarax xoogan ayaa kol dhaweyd waxaa uu ka dhacay agagaarka xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, qaraxaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka...

Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Maalinta Berito La Kulmi Doona Ergo Ka Socta Deeganada Somalida Degto

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa qorsheynaya in maalinta Jimcaha eeBerrito magaalada Addis Ababa kulan kula yeesho ergo ka socota deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Wararka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img