WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Kulan la Qaaday Wakiilka Midowga Africa u Fadhiya Somaliya

Duqa magalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya...

Dhegeyso Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dagaal Xalay Ka Dhacay Degmada Marka

Dagaal culus aya habeenki xalay waxaa uu ka dhacay degmada marka dagaalkaas oo uu u dhexeeyey ciidanka dowlada iyo maleeshiyaadka alshabab, Gudoomiye ku xigeenka...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Kulan La Qaatay Maddaxweynaha Dalka Shiinaha

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani ayaa hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga...

Alshabab oo Xaley Degmada Afgooye Kasoo Weerarey Sedex Jeho

Wararka aynu ka heleyno degmada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay degmada culus uu ka dhacay dagaal u...

MADAXWEYNIHII BEDALI LAHAA SHARIIF XASAN OO ISA SOO SHARAXAYO.

Doorashadii Dawlad-Goboleedka K/Galbeed ayaa timid, tartan adag ayaa bilowday, legdin iyo loolan culus ayaa u dhaxeeyo musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Dawlad-Goboleedkaasi, rag...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img