WARARKA

Axmed Haaji Maxamed oo Isku soo Taagay Xilka Maddaxwenenimo ee Maamulka Koonfur Galbeed

Axmed Haaji Maxamed oo isna ka mid noqday musharixiinta u taagan xillka madaxweynenimo ee maamulka koonfur galbeed.

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeeray Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad looga hadlayay barnaamijka Isxilqaan ayaa wuxuu sheegay in...

Daraasad: Waa sidee Xaalada Shaqo iyo Waxqabad ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya?

Wakhti aan sii fogayn waxaan Safar gaaban oo cilmi-baadhiseed (research) ku tagay magaalada Muqdisho, caasimada dalka Soomaaliya. Wakhtigaas waxa magaalada ka jirtay nabadgalyo darro...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Isbitaal Digfeer Ku Booqday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Digfeer xildhibaan Maxamed...

Dhegeyso: Nabadoonada Beelaha Shanta Caleemood oo Baaq U Diraya Beelaha Erdho iyo Jambaluul

Waxaa maalintii shaley ku dagaalamay deegaanada hoos taga degmada wanleweyne beelaha Jambaluul iyo Erdho dagaalkaaso oo geystey qasaaro nafeed. Odayaasha iyo nabadoonada beelaha shabta caleemood...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img