Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowladda dhexe ka dib shir...
War saxaafadee ay soo saareen Golaha iskaashiga maamul-gobolleedyada dalka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda ka taagan dowlad-gobolleedka Galmudug,iyagoo muujiyay xaaladda ka taagan gobolka si...