WARARKA

Aqriso Warqad Kasoo Baxday Xafiiska Gudiga Doorashooyinka Qaranka

Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa maanta waxa ay shaaciyeen in la buuxinayo kursi ka banaan golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa faray oday dhaqameedkii...

Bananbax Looga Soo Horjeedo Maamulka Degmada Kaxda oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa maanta waxa ay dhigeen banaanbax ay kaga soo horjeedaan mamulka degmada...

Laba Maleeshiyo Beeleed oo Maanta Ku Dagaalamay Deegaanka Dacdheer ee Gobolka Galgaduud

Maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda degmooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ayaa maanta waxa uu dagaal culus ku dhexmaray degaanka Dac-dheer oo ku yaalla xadka...

Aqriso Warqad Qoraal ah oo Kasoo Baxday Xafiiska Southwest Concern Group

Southwest Concern Group ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen qaabka la rabo in doorashooyinka koonfur galbeed loo qabto waxaa ayna sheegeen in weli aan...

MUSHARAXOW XAAL QAADO XILIBAAN MAXAA INOO BALAN AH

Sidaa aanu la socono waxaa beryahan ku qulqulaaya musharixiin tiro badan oo doonayo Iney isusoo taagaan sida uu noqon lahaa mid waliba hogaanka Mamul...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img