WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday 5 Eedeysane

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 5 ruux oo dhalinyaro ah, kuwaasoo lagu eedeeyay in ay ka tirsan...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo saaka Waaberigii Ku Dagaalamay Degmada Afgooye

Wararka inooga imanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay dagaal culus uu ka dhacay qeybo ka mid...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Digniin u Diray Dhamaan Golihiisa Wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wasiiradiisa uga digay inay saxiixaan heshiisyo caalami ah, iyada oo aysan la socon xafiiska ra’iisul...

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Sheegey Iney Gudbiyeen Dhamaan Jawaabihii Dacwada Bada

Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya soo dhameystirtay islamarkaana gudbisay dhammaan jawaabihii looga baahnaa dacwadda Badda ee kala...

Michael Keating oo Markii Ugu Horeysay Qiray In Siyasada Dalka Somaliya Isku Heystaan Dowlado Shisheeye

Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo xilku ka sii dhammaanayo ayaa ka hadlay mashkaladaha siyaasadeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img